Miyaad weyday shaqadaada?
Miyaa saacadahaaga la jaray?
Waad u qalmi kartaa faa’idooyinka shaqo la’aanta oo gaar ahaan loogu badelo qasaaraha joornaatigaaga.
Kani ma ahan nooca caawinta bulshada.
Qof walba oo loo ansixiyay inuu ka shaqeeyo U.S. wuu u qalmi karaa.

- Iska duwaan geli liiska iimeeladeena si aad macluumaadka gunada iyo bayaanada muhiimka ahi ay kusoo gaadhaan.
- Waa inaad dalbataa gunooyinka todobaadkii, barnaamij kasta aad ku jirtid e.