Foomamka

Frances Online waa habka ugu wanaagsan ee aad ku xerayn karto codsigaagii hore ee benefits iyo habka aad u hubin karto in claim aad xaraysay. Nidaamkani waxa kale oo uu kuu ogolaanayaa inaad cusboonaysiiso ciwaankaga deegaanka, iska diiwaangeliso direct deposit, iyo wax badan. Frances Online waxaa lagu heli karaa Isbaanish iyo Ingiriis.

Caymiska Shaqo la'aanta

Oggolaanshaha Bixin-la'aanta Canshuurta (Foomka 1040WH)

Isticmaal foomkan si aad u oggolaato bixin-la'aanta cashuuraha lacagaha dheefaha ee Caymiska Shaqo la'aanta. Foomkan laguma heli karo luuqadaada. Fadlan nala soo xidhiidh si aad u tafsiiraad ama turjumaan. Macluumaadka ku saabsan sida loo sameeyo taas oo ku yaasha bogga Caawinaad Miyaad U Baahan Tahay? .

Oggolaanshaha Debaajiga Elektarooniga ah (Foomka 117H2)

Isticmaal foomkan si aad ugu oggolaato Waaxda Shaqada ee Oregon inay si elektaroonig ah ugu shubto dheefahaaga shaqo la'aanta ama Wadaagga Shaqada koontadaada aad wax ugu shaban karto kalana bixi karto si baahidaada maalinlaha ah ama koontadaada kaydka. Tan waxa kale oo loo yaqaan deebaaji toos ah. Foomkan laguma heli karo luuqadaada. Fadlan nala soo xidhiidh si aad u tafsiiraad ama turjumaan. Macluumaadka ku saabsan sida loo sameeyo taas oo ku yaasha bogga Caawinaad Miyaad U Baahan Tahay? .

Siideynta Ogolaanshaha Macluumaadka (Foomka 1826)

Isticmaal foomkan si aad ugu oggolaato qofka inuu ka codsado macluumaadkaaga shakhsiyeed Waaxda Shaqada ee Oregon. Foomkan laguma heli karo luuqadaada. Fadlan nala soo xidhiidh si aad u tafsiiraad ama turjumaan. Macluumaadka ku saabsan sida loo sameeyo taas oo ku yaasha bogga Caawinaad Miyaad U Baahan Tahay? .

Diiwaanka Raadinta Shaqada (Foomka 2554)

Isticmaal foomkan si aad u diiwaangeliso hawlahaaga shaqo raadinta toddobaad kasta oo aad dheefaha codsanayso. Foomkan laguma heli karo luuqadaada. Fadlan nala soo xidhiidh si aad u tafsiiraad ama turjumaan. Macluumaadka ku saabsan sida loo sameeyo taas oo ku yaasha bogga Caawinaad Miyaad U Baahan Tahay? .

Codsigii Hore ee Dalbashada Ceymiska Shaqo La'aanta Joogtada ah (Foomka 115)

Isticmaal foomkan si aad ugu codsato dheefaha caymiska shaqo la'aanta.

Codsiga Sheegashada Todobaadlaha ah ee Caymiska Shaqo la'aanta Joogtada ah (Foomka 127)

Isticmaal foomkan si aad u dalbato dheefaha caymiska shaqo la'aanta toddobaad kasta.

Codsiga Dacwad Dhegeysiga ku saabsan Dheefaha Caymiska Shaqo la'aanta (Foomka 2602)

Isticmaal foomkan si aad u codsato dacwad dhegaysiga ku saabsan go'aanka maamul ee Caymiska Shaqo la'aanta. 

Su'aalaha Shaqaalaha Dugsiga (Foomka 385-E)

Isticmaal foomkan si aad uga caawiso go'aaminta mushaharkaaga sanadka aasaasiga ah ee aad ka kasbatay dugsiyada iyo machadyada kale ee waxbarashada. Foomkan laguma heli karo luuqadaada. Fadlan nala soo xidhiidh si aad u tafsiiraad ama turjumaan. Macluumaadka ku saabsan sida loo sameeyo taas oo ku yaasha bogga Caawinaad Miyaad U Baahan Tahay? .

Ka dhaafitaanada lacag-bixinada dheeraadka ah

Codsashada Ka dhaafitaanka Lacag-bixinada Dheeraadka ah(Foomka 129)

Isticmaal foomkan si aad uga codsato ka dhaafitaanka deynta lacag-bixinta dheeraadka ah ee gobolka Oregon.

Tababarka Caymiska Shaqo la'aanta

Codsiga TUI (Foomka 700b)

Isticmaal foomkan si aad u codsato barnaamijka Tababarka Caymiska Shaqo la'aanta.

Caawimada Iskaa U-shaqeysiga

Codsiga SEA (Foomka 96-12)

Isticmaal foomkan si aad u codsato barnaamijka Kaalmada Iskaa U-shaqeysiga. Foomkan laguma heli karo luuqadaada. Fadlan nala soo xidhiidh si aad u tafsiiraad ama turjumaan. Macluumaadka ku saabsan sida loo sameeyo taas oo ku yaasha bogga Caawinaad Miyaad U Baahan Tahay? .

Foomka Sheegashada Toddobaadlaha ah ee SEA (UI PUB 2544)

Isticmaal foomkan si aad u dalbato/sheegato dheefaha toddobaadlaha ah ee barnaamijka Kaalmada Iskaa U-shaqeysiga. Foomkan laguma heli karo luuqadaada. Fadlan nala soo xidhiidh si aad u tafsiiraad ama turjumaan. Macluumaadka ku saabsan sida loo sameeyo taas oo ku yaasha bogga Caawinaad Miyaad U Baahan Tahay? .

Loogu talagalay Ruug-caddaayaasha hawlgabay

Oggolaanshaha ku aadan U Shaacinta Macluumaadka Shakhsiyeed Qolo saddexaad (Foomka VA 21-0845)

Isticmaal foomkan si aad u siiso Waaxda Arrimaha Ruug-caddaayaasha ogolaanshaha ku aadan inay u siidaayaan macluumaadkaaga shakhsiyeed qolo saddexaad. Foomkan laguma heli karo luuqadaada. Fadlan nala soo xidhiidh si aad u tafsiiraad ama turjumaan. Macluumaadka ku saabsan sida loo sameeyo taas oo ku yaasha bogga Caawinaad Miyaad U Baahan Tahay? .

Xeerka Ganacsiga

Codsashada Kaalmada Isku-habaynta Ganacsiga (Trade Adjustment Assistance, TAA) iyo Kaalmada Isku-habaynta Ganacsiga ee Kale (Alternative Trade Adjustment Assistance, ATAA) (Foomka ETA-9042)

Isticmaal foomkan si aad u codsato dheefaha iyo caawimada hoos timaada Xeerka Ganacsiga ee 1974. Foomkan laguma heli karo luuqadaada. Fadlan nala soo xidhiidh si aad u tafsiiraad ama turjumaan. Macluumaadka ku saabsan sida loo sameeyo taas oo ku yaasha bogga Caawinaad Miyaad U Baahan Tahay? .

Codsiga Go'aaminta Xaq u lahaanshaha Dheefaha iyo Adeegyada Xeerka Ganacsiga (Foomka TRA 006)

Isticmaal foomkan si aad u codsato dheefaha iyo caawimada hoos timaada Xeerka Ganacsiga ee 1974. Foomkan laguma heli karo luuqadaada. Fadlan nala soo xidhiidh si aad u tafsiiraad ama turjumaan. Macluumaadka ku saabsan sida loo sameeyo taas oo ku yaasha bogga Caawinaad Miyaad U Baahan Tahay? .

Buug-gacmeedka Xeerka Ganacsiga (UI PUB 350TRA)

Isticmaal dukumeentigan si aad wax badan uga ogaato barnaamijka Xeerka Ganacsiga iyo dheefihiisa. Foomkan laguma heli karo luuqadaada. Fadlan nala soo xidhiidh si aad u tafsiiraad ama turjumaan. Macluumaadka ku saabsan sida loo sameeyo taas oo ku yaasha bogga Caawinaad Miyaad U Baahan Tahay? .

Codsiga Toddobaadlaha ah ee Dheefaha Xeerka Ganacsiga - Marka aad ku jirto Tababarka (Foomka TRA 8-58A IT)

Isticmaal foomkan si aad u dalbato dheefaha Caymiska Shaqo la'aanta markaad ku jirto tababarka hoos yimaada barnaamijka Xeerka Ganacsiga. Foomkan laguma heli karo luuqadaada. Fadlan nala soo xidhiidh si aad u tafsiiraad ama turjumaan. Macluumaadka ku saabsan sida loo sameeyo taas oo ku yaasha bogga Caawinaad Miyaad U Baahan Tahay? .

Codsiga Toddobaadlaha ah ee Dheefaha Xeerka Ganacsiga - Marka aadan ku jirin Tababarka (Foomka TRA 8-58A NIT)

Isticmaal foomkan si aad u dalbato dheefaha Caymiska Shaqo la'aanta inta aanad gelin tababarka hoos yimaada barnaamijka Xeerka Ganacsiga. Foomkan laguma heli karo luuqadaada. Fadlan nala soo xidhiidh si aad u tafsiiraad ama turjumaan. Macluumaadka ku saabsan sida loo sameeyo taas oo ku yaasha bogga Caawinaad Miyaad U Baahan Tahay? .