Shuraakada

Waxaan u mahadcelinayaa shuraakadeena bulshada inay naga caawiyaan inaan gaarno qof kasta oo reer Oregeon ah oo laga yaabo inuu u qalmo dheefaha shaqo la'aanta. Fadlan isticmaal agabka wacyigelinta ee hoose si aad ugu ogeysiiso jaaliyadaha aad u adeegto inay ogaadaan faa'iidooyinka shaqo la'aanta iyo sida loo xareeyo cabasho si ay u helaan faa'iidooyin kasta oo ay u qalmaan sida ugu dhakhsaha badan.

Caawimaada xareynta cabashada ayaa diyaar ah. Waxaa jira dhawr siyaabood oo nalagula soo xiriiri karos, waxaanan ku bixinaa caawimaad luuqado kala duwan iyo siyaabo kala duwan si aan u daboolno baahida qof walbo.

Agabka wacyigelinta ee lasoo dejisan karo

Miyaad lumisay shaqadaadii?

Buug-gacmeedka Sheegashada Caymiska Shaqala'aanta

Liiska hubinta